Madaxweynaha Deegaanka Somalida oo Taliyayaal Cusub U Magacabay Liyuu Booliska

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta Magcaabay Taliye iyo ku xigeen cusub oo hogaamin doona Ciidanka Liyuu Boolis ee Deegaanka.

Taliska la magcaabay ayaa kala ah.

1.Janaraal Cabdi Cali Siyaad (Gafeedhe) ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah.

2. Taliye-ku-xigeenka Ciidanka Gaarka ah ayaa loo magacaabay Janaraal Cabdiraxmaan Axmed Nuur.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker