Mareykanka oo Australia ka codsaday inay soo gacan geliso askar hore oo tabar siiyay ciidamo Shiinees ah

Mareykanka ayaa Australia ka codsaday in loo soo gacan geliyo askari hore oo ka tirsanaan jiray ciidamada badda Mareykanka, kaasoo lagu eedeeyay inuu tababaray ciidamo Shiinees ah.

Daniel Duggan, oo haysta dhalashada Australia, ayaa waxa uu ku jiray xabsiga ku yaalla magaalada Sydney, tan iyo bishii Oktoobar.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker