Fu’aad Shan-Gole oo Beeniyaay in Duqaayn Lagu Dilay

 Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah madaxda Al shabaab ayaa meel fagaare ah ka jeediyey kalmad uu uga hadlayo dagaaladii ugu dambeeyey ee dhexmaray ciidankooda iyo Ciidamada Liyuu Police ka isagoona sidoo kale soo hadal qaaday War ay faafisay dowladda Itoobiya iyo Dawlad Deeganka Somalida oo ahaa in hogaamiyahaas lagu dilay dagaalkii Aato.
Fu’aad  Shangole ayaa ku goodiyay in ay weeraro hor leh ku beegsan doonaan Liyuu Police

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker