Ciidmada Liyuu Boliska iyo Dagalamayaasha Al shabaab oo Markale Dagaal ku Dhex Maray Xadka Somaliya iyo Itoobiya
Kooxd ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka mar kale weerar ku soo qaaday deegaanka Soomaalida iyaga oo isku dayaya in ay soo galan gudaha deegaanka.
Kooxda weerarka soo qaaday ayaa waxaa ka hor yimid xoogaga gaarka ah ee deegaanka oo jab xoogaan gaadhsiiyey.
Goobta uu dagaalka ka bilaabay waa agaa waa Aato.