Ciidamada DDS oo Soo Bandhigay Maxabiis Alshabaab ah oo ay ku Qabteen Dagaalka

Ciidamada Xoogga Gaarka ah ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalka saacadihii la soo dhaafay ka socda deegaanka Hulhul oo ay ku goโ€™doonsan yihiin dagaalameysaasha Al-shabaab.

Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada ayaa soo bandhigay xubno kamid ah Shabaab oo ay ku qabteen dagaalka ilaa hadda socda, iyaga oo tilmaamay in ay ku hareereysan yihiin deegaanka Hulhul ee Gobolka Afdheer.

โ€œGacanta ayaa lagu lahayaa qaybo kamida inta kalena waa lagu xeeranyahay dagaalkuna wuu socdaa.Shacabka gobolka Afdheer iyo guud ahaan bulshada deegaankuba ciidanka ha ku garabsiiyaan hawlgalka lagu nadiifinayo argagixisada ina soo damaacideyโ€ ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay Bogga Ciidamada Xoogga Gaarka ee Dowlad Deegaanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker