Daawo: Silvia Romano oo laga soo Daayay Alshabaab ka Dibna Muslimtay ayaa Lagu Weeraray dalkeeda hooyo ee Italia

Daawo: Silvia Romano oo laga soo Daayay Alshabaab ka Dibna Muslimtay ayaa Lagu Weeraray dalkeeda hooyo ee Italia. Waxaana weeraray Dadka Ay madax martay Islaam Nacaybku ee Dalkaasi ku Dhaqan , Silvia ayaa Islaamtay Sannad iyo 6 Bilood oo ay u Afduubnayd Ururka Alshabaab ka Dib wadankeedana ku Laabatay iyadoo Xijaaban

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker