Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay inay Samaysan Doonaan Ciidan Cusub oo Ilaalo u Noqda
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Calu ayaa Ka Hadlay Israsaasayn La Sheegay inay Dhex martay Ciidamda Booliska iyo Ilaalada Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Waxanu Yidhi Isagoo ka Hadalay Faysal
” Is rasaasaynta saaka ka dhacday Guriga Musharax Abdirahman Cirro waxay muujinaysaa xaaladda khatarta ah ee Maanta Somaliland ku jiro, taasoo annagana nagu kalifaysa inaanu samaysano illaalo noo gaar ah oo xoogan …” Faysal Cali Waraabe