Qaar Ka Mid Ah Nootaayooyinka Dalka Oo Ruqsadaha Laga Qaaday

Wasaaradda Cadaaladda jsl waxa ay maanta oo ay taariikhdu tahay 24.3.2021 ay ka laashay ruqsadihii nootaayooyinka hoos ku xusan sida uu dhigayo qodobka 18aad ee Xeerka Nootaayooyinka Lr:18/2001 kuwaas oo sifo sharciga waafaqsan looga laalay ruqsadi ay haysteen.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker