Gudoomiyaha Xidhiidh Kubadda Cagta ee Gobolka Sool oo Bayaan ka Soo Saaray Ciyaaraha

Laascaanood(OWN) Guddoomiyaha xidhiidhka Kubadda Cagta ee Gobolka Sool ayaa wareegta uu saaray ku sheegay in dhibcihii lagaga qaaday kooxda Sagal Jet, tartankii Sool Selection Cup,

 

Ay go’aan ku gaadheen in aanay ciyaareyn kooxda Sagal Jel oo la ciyaari lahayd Dhaweeye, islamarkaana ay faynalka u soo baxday kooxda koobka ku mataleysa Sahan Group.

 

 

Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay Guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta ee Gobolka Sool oo soo gaadhay xafiiska Warqabkadka ee Mareegta Oodwaynemedia, ayaa u dhigna sida.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker