Dhegayso: Dawlada FD ah ee Somalia oo ka qeyb-gashay shirka Isdhexgalka dhaqaalaha Wadamada Islaamka ah iyo Qaaradda Aasia
Magaalada Kuala Lumpur ee Caasimadda dalka Malaysia waxaa lagu qabtay kullanka sannadaha ee isdhexgalka dhaqaalaha iyo bandhigga ganacsi ee wadama muslimiinta iyo Asia.
Kullankan ayaa waxaa dalalkii ka qeyb galay ka mid aheyd Soomaaliya.
Ibrahim Xassan Danduray ayaa shirkan ka wareystay u qeybsanaha safaaradda Dowladda Federalka ee Soomaaliya ee Malaysia ee arrimaha ganacsiga iyo warshadaha Maxamed Abuukar Cabdi. Wuxuu ugu horeyn weydiiyay inuu faahfaahiyo shirkan waxa uu ahaa.