Xukuumada Somaliland Oo Go’aan Kasoo Saartay Siyaasiinta Muqdisho Jooja

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in tallaabo adag laga qaadayo qofkasta oo Soomaaliya u taga arrimo siyaasadeed.

Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in la maxkamadaynayo qofkasta oo arrimo siyaasadeed muqdisho iyo Soomaaliya ku jooga ama tagga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker