Dhegayso:Dadkii ugu Badnaa ee uu Dilo Xanuunka Coronavirus oo ku Dhintay Gobolka Washington ee dalka Maraykanka

Xilli tirada dadka uu soo ridanayo Corona Virus ee gudaha Mareyakanka ay sii kordhayaan ayaa haddana waxaa socda dadaallo dowladda Mareykanku ay kula Tacaalayso sidii loo xakameyn lahaa Viruska.

 

 

Dhimashada ugu badan ee uu sababay Corona Virus ee gudaha Mareykanka ayaa ka dhacday Gobolka Washington oo Soomaal badan ay ku noolyihiin, kaas oo hadda kujira xaalad deg deg ah oo maamulka gobolkaasi uu kusoo rogay.

 

 

Warbaahinta ayaa La Xidhiidhay  madaxa Hay’adda Somali Health Board Dr Maxamed Aadan Cali oo ku sugan magaalada Seattle ee gobolka Washington,

 

Waxaanuu ka Warbixiyay Xaalada Wakhtigan .

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker