Agasimaha Cisbitalka Guud Ee Burco Oo Bulshada Togdheer Ugu Baaqay Qalliino Bilaash Ah
Agasimaha Cisbitalka Guud Burco Dr Maxamed Cabdi Farah Wuxuu Bulshada Togdheer Ugu Baaqay inay ka Faa’iidaystan Qalliino Bilaash ah Oo Uu Cisbitalkaasi Samayndoono.