Dhiigu Wuu Inaga Dhaxeeyaa Balse Dhulku Inagama Dhexeeyo !!!!!!!.

Loolanka Siyaasadeed Ee Somaliland Ka Jiray Muddo 28 Sano Ah Haddii Aan Loo Samayn Sharci Kala Hagaya Ama Kala Jihaynaya Beelaha Ku Abtirsada Dhulwaynaha Somaliland Ee U Dhashay Ee Ku Abtirsanaya Ugu Yaraan Toban Awoowe Waxay Xakh   U Leeyihiin lnay  Wax Dooran Karaan Lana Dooran Karo, Oo Xukuumaddii Timaadaba Ay Ka Noqonayaan Ciidamo, Saraakiil
Ciidam, Taliyayaasha Ciidamadda Kala Duwan, Shaqaale Dawladeed, Agaasime Waaxeedyo, Agaasimayaal Guud, Badhasaabyo, Maayaro, Xildhibaano, Gudoomiye Barlamaan, Gudoomiyayaal  Xisbi, Madaxwayne, Madaxwayne Ku Xigeen, Wasiiro, Maareeyayaal, Danjirayaal.
Waxaa Ayaan Daro Aad U Wayn Ah Inaynu Qeexi Kari Wayno Labadda Kelmadood Ee Kala Ah U Dhashay Iyo Ku Dhashay !!!!!.
1. Kelmadda U Dhashay Waxay Qeexaysaa Beelaha Maamka Somaliland Ku Jira Ee Ugu Yaraan Ku Abtirsada Toban Awoow Oo Ka Soo Jeeda Somaliland.

2. Kelmadda Ku Dhashay Waxay Qeexaysaa Beelaha Aan Ka Soo Jeedin Somaliland Oo Ugu Yaraan Sadex Awoowe Ka Soo Jeeda Wadanka Itoobiya Ama Deegaamada Soomaalida Itoobiya Ama Kililka Shanaad Balse Hayb Ahaan, Dhalasho, Iyo  Dhiig Ahaan Wadaaga Beelaha Somaliland U Dhashay.

Beelaha U Dhashay Ama Asal Ahaan Ka Soo Jeeda Deegaamada Itoobiya Waxay Xuquuq Ku Leeyihiin Kililka Shanaad Oo Ay Iska Soo Sharaxi Karaan, Ama Shaqaale Dawladeed, Ciidan, Taliyayaal Ciidam, Wasiiro Iyo Madaxwayne Ka Noqon Karaan, Balse Waxaa Doqonimo Aad U Wayn Ah Beelaha Degan Kililka Shanaad Inuu Damacoodu Noqdo Somaliland Ayaa Baylah Ahee Oo Dadkeedu Qabyaalada Ku Dhaqmaanee Waa Inaad Ka Noqotaan Shaqaale Dawladeed, Ciidam, Saraakiil Ciidam, Agaasime Waaxeedyo, Agaasime Guud, Badhasaabyo, Wasiiro, Gudoomiye Xisbi, Murashax Madaxwayne, Madaxwayne Ku Xigeen Iyo Madaxwayne.

Qaranimaddii Somaliland Iyo Rajadii Aqoonsiga Laga Qabay Waxaa Xaqal Daaciyay Oo Caalamkii Inaga Jeestay Markii Madaxwayne Loo Doortay Nin Beeshiisu Asal Ahaan Ka Soo Jeedo Kililka Shanaad Ama Deegaanka Hashin Ee Dhulwaynaha Itoobiya Waa Madaxwayne Muuse Biixi Waana Markii Koowaad Abid Ee Somaliland Madaxwayne Ka Noqdo Nin Askari Ah Oo Aan Lahayn Aqoon Diimeed, Mid Maadi Oo Uu Wadamadda Muslimka Iyo Wadamadda Caalamka Ku Soo Jiidan Karo, Oo Ku Dhashay Balse Aan Ahayn U Dhashay Ama Beelaha Ku Jira Maamka Somaliland Ama Ugu Yaraan Ka Soo Jeeda Toban Awoow !!!!! Waa Yaabka Yaabkii !!!, Waxaase Ka Sii Daran Askari Labaad Oo Isaguna U Hanqal Taagaya Murashaxa Mustaqbalka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Murashaxa Mustaqbalka Madaxwayne Ee Xisbiga Kulmiye Oo Waa Mudane Muxammad Kaahin Axmad Oo Aan U Dhalan Somaliland Balse Ku Dhashay Somaliland Beeshiisuna Toban Awoow Aanay Ka Soo Jeedin Somaliland Maamkana Aanay Ku Jirin Beeshiisu Waxay Ka Soo Jeedaa Dhulwaynaha Itoobiya Ama Kililka Shanaad Ee Itoobiya !!!!.

Aduunyadda Nin Nooloow Maxaa Aragti Kuu
Laaban!!!!!, Shacabwaynaha U Dhashay Somaliland,  Madaxdhaqameedka U Dhashay Somaliland Iyo Xildhibaanadda Somaliland U Dhashay Waa Inay Ku Dadaalaan Sidii Ay U Bad Baadin Lahaayeen Somaliland, Waana In Barlamaanka La Dhigo Sharci Adag Oo U Diidaya Beelaha Kililka Shanaad Degan Ee Hayb Ahaan Wadaaga Beelaha Somaliland Inaanay Ka Noqon Karin Shaqaale Dawladeed, Ciidamo, Saraakiil Ciidam, Agaasime Waaxeedyo, Agaasime Guud, Badhasaabyo, Maareeyayaal, Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiye Barlamaan, Murashax Gudoomiye Xisbi, Murashax Madaxwayne Xisbi, Madaxwayne Iyo Madaxwayne Ku Xigeen.

Colaadaha Sokeeye Ee Soo Noq Noqonaya Ee Somaliland Ka Degi La’dahay 1992- 1997 Iyo Labadan Sano Ee Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Muxammad Kaahin Ay Sababta Ugu Wayn Leeyihiin Colaadaha Sokeeye Ee Ka Jira Deegaamada Gobolka Sool, Deegaamada Gobolka Sanaag, Deegaamada Saylac Iyo Jabhadaha Ka Dilaacay Somaliland Oo Aanay Dani Ugu Jirin Beelaha Somaliland Oo Nabad Iyo Barwaaqo Ku Wada Nool, Balse Dani Ugu Jirto Sidii Beelaha Somaliland Hubka Layskugu Dhiibi Lahaa Yaguna Ay Ku Mashquulaan Sidii Ay Wadanka U Boobi Lahaayeen Oo Ay U Noqon Lahaayeen Maalqabeenada Qaaradda Afrika, Waana  Nidaamka Qadhmuun Ee Qabyaaladeed Ee Ay Dabada Ka Wadaan Labadda Kornayl Waa Biixi Iyo Kaahin,  Madaxdhaqameedka, Dhalinyaradda, Iyo Haweenka Deegaan Ahaan Ka Soo Jeeda Deegaamada Kililka Shanaad Oo Beelaha Walaalaha Ah Ee U Dhashay Somaliland Colaad Kala Dhex Dhigaya Si Ay Yaguna Mustaqbalka Beelaha Ay Dhiig Wadaagaan Ugu Doodaan Inay Yihiin Muwaadiniin Somaliland U Dhashay Oo Wadankana Hogaamin Karaya !!!!!.

 

Qalinkii: Professor. Sulaymaan Saalax Ibraahim
Laas Caanood Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker