Saxafiyintii Ku Xidhnaa Xaruunta C.I.D Ayaa loo Dhaadhiciyaay Jeelka Weyn ee Magalada Hargeysa
Hargeysa (OWN) Sadex Wariye oo ka mid ahaa 15 wariye oo dhawaan lagu xidhay magalada Hargeysa ayaa maanta maxkmada Gobolka Maroodi-Jeex Waxay di ugu Dirtay Rafacaan ilaa Sabtida ah
Hadaba Wararka Na Soo Gaadhaya ayaa Sheegay in Maxamed Cabdi Ilig, Cabdijibaar Maaxmed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Indho-cadde, goor dhawayd loo dhaadhiciyay jeelka weyn ee Hargeysa.
Saddexdan Saxafi Ayaa Hore Ugu Xidhnaa Xarunta Dambi Baadhista Hargeysa Ee C.I.D.