Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukun daba Socday eedayn Mala Awaal ah ku Riday Maxe,d Sidiiq Dhamme

Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq dhamme waxaana ay ku xukuntey 6 bilood oo xadhig ah

Maxkamada ayaa ku eedeysay in uu aflagaadeyey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker