China iyo Mashruuca Hal laami

Marka hore waxaan Salaamaya Madaxweynah Reer Somaliland ka dib na shicibka reer Somaliland sidaan wada ognahay China waxay sameystay mashruuc hal laami ah oo ay rabto in wax so saarkeeda caalamka u iib gayso sidaa awgeed jamhuriyada somaliland waxaa uga furan chance weyn oo dekada magaalada berbera iyo 100 malyan ka badan oo ethopian ah Marka waxaan ka codsanaya dawlada somaliland in ay u dirto wafdi ka dhaadhiciya mashruuca hal laami ee China oo Waliba Pakistan dekad weyn ka furan rabto ee jawaadir oo noqon doona Dubai cusub ….  emarate oo ka hortageysa dekada Pakistan ee jawaadir waxay ku kicisay arrinka Kashmir sii ay wadada isku xidheysa China iyo Pakistan ay khalkhal uga rido .

Waa bilah tawfiiq
Awale barre

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker