Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Shir Jaraa’id oo uu qabtay Magaalada Hargeysa
Gudoomiyha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta kula hadlay Hargaysa, ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Militariga Somaliland, sannad guurada 28aad ee kasoo wareegtay aasaaskooda.
Sidoo kalena, Gudoomiyuhuu wuxuu soo dhaweeyay, bayaankii kasoo baxay wadamada Somaliland ka caawiya Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda.