Xildhibaan Gavin Williamson Oo Waraysi Kaga Hadlay Aqoonsiga Somaliland Iyo Mawqifka arimaha Soomaaliya .
Xildhibaan Gavin Williamson ayaa dawalada UK ugu baaqay inay aqoonsato Somaliland oo ay badasho mawqifkeeda arimaha Soomaaliya .