OGEYSIS Muhiim Ah oo Khuseeya Bahda Caafimaadka

OGEYSIS Muhiim AH oo Khuseeya Bahda Caafimaadka
Ku socota:
1.Wasaaradda Caafimaadka
2.Dhakhaatiirta
3.Dadka ka ganacsada Dawooyinka
4.Dhammaan Dadweynaha

Waxa la hakiyay istimaalka dawada loo qaato Calool Ololka ama Gastariga (sida ay somalidu u taqaanno) ee loo yaqaanno Ranitidin (Zantac) sobobtoo ah wax la ku jira maaddo keeni karta Kansar (Cancer). Faahfaahinta warkaa ka eeg halkan:

https://healthycanadians.gc.ca/recall-alert-rappel-avis/hc-sc/2019/71029a-eng.php

Thank you
Dr. Aden Ismail (Beergeel), MD, FRCP, FAP
London, Ontario, Canada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker