Ciidamada PSF Oo Ku Eedeeyey Maamulka Puntland Inay Diideen Gartii iyo Go’aankii Isimada

Hogaanka ciidamada PSF ayaa war-murtiyeed ay ka soo saareen dagaalka labada maalin ka socda Boosaso waxay ku eedeyeen Puntland in ay duulaan ku soo qaaday ciidamada PSF.

PSF ayaa sidoo kale sheegtay in maamulka Puntland ay ka biyo diideen gartii iyo go’aankii ay u soo bandhigeen Isimada Puntland.

War-saxaafadeedka ka soo baxay PSF ayaa lagu cadeeyay in ciidamada PSF loo aas-aasay una taagan yihiin la dagaalanka Argagixisada oo keliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker