Shandada aadan indhahaaga caadiga ku arki karin oo lacag badan lagu iibiyay

Boorsadii ugu yareyd abid oo “ka yar hadhuudh milix ah” ayaa lagu iibiyay $63,750 (£50,569).

Waxaa la sheegay inay tahay shandad aad u yar waxaad u baahan doontaa mikroskoob si aad u aragto,”.

MSCHF oo ah kooxda farsameysay shandadda, ee fadhigeedu yahay Brooklyn ee dalka Mareykanka, ayaa caan ku ah naqshadahooda inta badan muraka dhaliyo.

Waxaa ka mid ah kabo ay ku jiraan dhiigga bini’aadamka, tababarayaal biyo barakeysan ku leh calaacalaha, iyo kabo aad u waaweyn caag ah oo gaduudan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker