Waa kuma madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya?

Hargeysa(OWN)Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) loo doortay madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya.

Golaha dhexe ee xisbiga dimoqradaadiga shacabka Soomaalida Itoobiya oo dhawaanahan kulan ku lahaa magaalada Addis ababa ayaa Mustafa Muxumed Cumar u doortay inuu noqdo madaxweynaha kumeel gaarka ah ee u yeelanayo maamulkaasi

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker