Sawirro: Dagaalka ka socda dalka Sudan oo kasii Daraya maalinba maalinta ka danbeysa

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay dalal dhowr ah, ayaa magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ka daadgureeyay shaqaalaha, dublamaasiyiintooda, iyo muwaadiniintoodaa, iyadoo xaaladda dalkani ay sii xumaaneyso.

Waa kuwan sawirro laga soo xulay muuqaalada ka jira caasimadda Suudaan, oo muujinaya qaar kamid ah dadka la daad gureynayo.

Dad laga daad gureynayo Sudan
Dad laga daad gureynayo Sudan
Dad laga daad gureynayo Sudan
Dad laga daad gureynayo Sudan
Dad laga daad gureynayo Sudan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker