Xisbiga Ucid Oo Bedka Soo Dhigay Halista Uu Leeyahay Xeerka Kufsiga Ee Madaxweyne Biixi Dhaqan Geliyey
Hargeysa(OWN)Xogahayaha xisbiga cadallada iyo daryeelka UCID yuusuf keyse cabdilaahi oo maanta waraysi gaar ah gudaha hargeysa ku sinayey eryal tv ayaa sheegay haslista uu leeyahay xeerka kufsiga ee ay dhowaan ansxiyeen golaha wakiilada iyo sidoo kale madaxweyne muuse biixi,
Halkan Hoose Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=jF9q_5rYpfs