” Waxaan shaacinaya in aan u sharaxanahay Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI”
“Waxa aan shaacinaya in aan u sharaxanahay Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI marka la gaadho Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga..” Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi.