Cabsi Laga Qabo Libaax Lagu Arkay Habeennaddii U Dambeeyey Buura-leyda Gobolka Saaxil.

Libaax Lagu Arkay Habeennaddii U Dambeeyey Iyo Cabsi Xoog Leh Oo Soo Food-saartay Dadweynaha Ku Nool Nawaaxigga Buura-leyda Gobolka Saaxil.

Dadka ku dhaqan Degmadda SHEEKH Ee Gobolka Saaxil Iyo Nawaaxigeeda ayay soo foodsaartay cabsi xoogan ka dib markii habeenaddii U Dambeeyey deeganaddaasi lagu arkay libaax.

Libaaxan soo galay Deegaankaasi Oo shaqsiyaad la rumaystay Arkeen ayaa sheegay inuu libaaxani Soconaya xiliyada fiidadawga.

Xayawaanka Libaax ayaa wakhti hore ka dabar Go.ay deegaamada Somaliland waxase uu ku Badanyahay wadamada jaarka ay Itoobiya ugu Horeyso waxaana laga yaabaa in halkaas Kasoo talaabay.

Meelaha Libaax lagu arkay ayaa lagu sheegay Dhadhin-tuugo iyo Afweyne oo ah deegaamada Nawaaxiga Magaaladda Sheekh ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker