Madaxwayne Trump oo Telephon-ka kula hadlay Hogaamiyaha Awooda Badan ee Dalka Libya Jeneraal Haftar

 

 

 

 

Tripoli (OWN)  Madaxwaynaha Dalka Maraykanka ayaa Telephone-ka ku la hadalay Maalintii Isniinta ahayd ee ay soo dhaafnay Jeneraalka Hogaaminayaa Mucaaradka awooda badan ee ku Duulimaadka ah Magaalada Tripoli oo ah meesha qudha ee ay Ka Taliso Dawlada Taagta daran ee Ku meel gaadhka ah ee  ay Reer Galbeedku Aqoonsanyihiin.

MR Trump ayaa sheegay inay dawladiisu aqoonsantahay dawlada ka Talisa Magaalada Triplo ee duulimaadka adag uu ku qaaday Jeneraal Khaliifa Haftar .

 

waxaanu ku sheegay in mr  haftar uu yahay mid door muhiima ku leh dirirta uu ku Tilmaamay mid Argagixiso. isla markaan khatar ku ah Ceelasha Saliida ee dalkaasi Libya. isla markaana waxaa uu duqayn ba,an  ku hayaa Caasimada TRipoli

 

Walina ma cadda Waxaa ay Maraykanku imika ugu soo beegeen Baaqooda iyo la hadalka mr Xaftar .

mr Xaftar ayaa ah jeneraal Awood badan ku Haysta Gudaha Dalka LIBYA . iyo waliba Taageero aan la qiyaasi karin oo uga imanaysa wadamo Carbeed sida , Masar, Sacuudi Carabia , Iyo Imaaraatka Carbta.

Xigasho  France 24 NEWS

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker