Sunak oo xaqiijiyay in diyaaradaha UK ay soo rideen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran

Waxaan hadda maqlaynaa Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak. Waxa uu cambaareeyay weerarkii Iran ay xalay ku qaadday Israa’iil, wuxuuna caddeeyay in diyaaradaha UK ay soo rideen tiro ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiraan.

Boqortooyada Midowday (UK) waxay ka qayb qaadatay “dadaal isku dubarid caalami ah” oo lagu joojinayo gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran ay ridday, ayuu yiri. “RAF waxay u dirtay diyaarado dheeraad ah gobolka,” ayuu raaciyay.

Sunak ayaa sheegay in weerarka Iran uu ahaa “kordhin khatar ah oo aan loo baahnayn taasoo aan si adag u cambaareeyey”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker