Xisbiga WADDANI oo Farriin ku aaddan Ololaha Doorashada u diray taageerayaashooda

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi ayaa farriin KU aaddan Ololaha Doorashada u diray taageerayaasha Xisbiga WADDANI. Waxa uu taageerayaasha iyo musharraxiinta ku boorriyay in ay si weyn u muujiyaan cududdooda, islamarkaana dhawraan ammaanka iyo anshaxa ololaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker