TACSI: Marxuumad Fathiya Ahmed Mohamed

Anagoo ah Qoyska Reer Aadan Gaaxnuug oo ugu horeeyo Aabo Hussein Adan- Jabaake, kuwa uu dhalay iyo kuway sii dhaleen, waxaan TACSI tiiraanyo leh u dirayaan Caruurtii ay ka tagtay Marxuumad Fathiya Ahmed Mohamed oo dhowaan ku geeriyootay wadanka Turkiga oo ay baadhid caafimaad u joogtay.

Waxaan Tacsida & Murugada la Qaybsanaynaa Qoyskii, Qaraabadii, Caruurtii & dhamaan Reer Cisman Ducaale oo Marxuumadu ka Baxday.
Ilaahay waxaan marxuumada
uga baryaynaa inuu u dambi dhaafo, Kitaabkeedana Gacanta Midig ka siiyo; Hoy ay ku nasatana uga Dhigo Jannatul Fardowsa “Aamiin”. Qoyskii, Qaraabadii iyo dhamaan elhelkiina Samir iyo iimaan ka siiyo. AAAmiin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker