Kulan dhexmaray Safaraadda Taiwan Iyo Jaamacada Hargeysa

Ku-xigeenka Wakiilka dawladda Taiwan ee Somaliland Mr. Nabil Chen-Chu Wu, ayaa la kulmay maanta Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa iyo madaxda kale ee Jaamacaddaasi, oo uu kala hadlay sidii loo dardar gelin lahaa heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay bishii hore wada galeen.

Ku-xigeenka Wakiilka Taiwan ee Somaliland, waxa uu ka codsaday Jaamacadda Hargeysa in ay ku dhiiri geliso ardaydeed in ay codsadaan deeqaha Waxbarasho ee ay bixinayso sannadkan 2021 dawladda Taiwan, si gaar ahna waxa uu u soo jeediyey in ay ardaydu codsadaan Kulliyaddaha Injineerinka, kalluumaysiga, maamulka xeebaha, daryaalka Caafimaadka iyo Caafimaadka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker