Xikmada Maanta By Axmed Toorno
Musuqmaasuqa oo la horjoogsan waayaa, waa halkuma taale Waa nin hashiisii lagu hormaalaayo, isaguna u heesaaya ama Hoogayayduun hayoo, hoos u foorare Tuuga haybta kugu raaca, intaad hoosta gelinayso Hayaaydaadu ogow waa huf iyo been Horumarka ubadkaaga oo la halaloobin, yaan laguu hadoodiline![]()
By Axmed Toorno