Dhegayso: Sh Shibili oo ka Tirsan Culumada Somalida oo Dadka Usoo Gudbiyay Ka Hortaga Corona ee Diinta Islaamka

Culumada Soomaalida ee dalka Kenya ayaa ka hadlay waxa ay Diinta Islaamku ka qabto ,ka hortagga Cudurrada faafa sida Coronavirus oo haatan dhibaato badan ku haya dalalka caalamka.

 

Sheikh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyay  Warbaahinta  kaga hadlay waxa la gudboon iney dadku sameeyaan si looga hortago khatarta cudurkan.

 

Hadaba Sheikh Shibli    oo Xanuunkan sida Looga Hortegayo Ummada Muslimiinta ah Gaar ahaan Soomaalida  jaah Saaraya Halkan Hoose ka Dhegayso

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker