Jihada Salaada Masaajidyada Somaliland Waa Khalad Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Waxaan  jeclada in la wadaago bulshoweynta  soomaaliyeed arintan aad u muhiimsan,, waana salaada.

Salaadu waa rukun k mid ah arkaanta islaamka ,hadii khal khal galona waa halis, in mudo ah waxaan baadheyay masaajidyada Somaliland  khaasatan hargeysa hadii qiblada ay saxsan tahay, waxaana arkay in ay khaladan yihiin qaabka lagu qiyaasay qiblada makka…badankood waxay ku qiyaasan waqooyie , ta saxda ah waa waqooyie galbeed  oo qofku in u leexdo dhinaca galbeed wax yar,, taasna waxa cadeynasa GPRS  qiblada soo saara oo aad kazoo download gariin karto mobilkaaga .  

Arintan ma sahlana waxaana jeclaaday in imamyada masaajid yada ay salaadooda saxaana oo ay qiblada GPRS ku arkaan kadibna safafka saxaan xaga qiblada saxsan.

Hadii arintan la dhel dhelsado ogow salaadaadu waa ka kac ,dad jiho khaldan ku tukada salaadoodu waa baadil weeye sida ay culamadu islaamku yidhahdayn.

Masaajid yada hargeysa sida Cali mataan, masjid jaamaca, iyo kuwa kale qibladoodu waa khalad.

Waa iga waano in bulshoweynta Somaliland iyo soomaaliyeed ba in ay masaajidyadooda saxaan oo salaadoodu ay khalad galin.

Qore khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker