War Deg Deg Ah: Wasiirkii Hawlaha Guud Iyo Dib-U-Dhisga Xukuumadda Federaalka Somaliya Oo Is-casilay

Waxa uu Masuulkan Xukuumadda ka tirsanaa uu is-casilaadiisa la-xidhiiyay arrimo Khilaafka Siyaasaddeed ee Koonfur Galbeed,isaga oo sheegay inay la-yaab ku noqotay Faro-galinta Xukuumadda Federaalka ee Nidaamka Doorashadda ee Maamulkaasi  iyo sidoo kale Xadhigii Sheekh Mukhtaar Roobaw Abu-mansuur.

Xildhiban Cabdifataax  Geesey,ayaa ah masuulkii  ugu derejadda sareeya ee isu-casila Xaalada Magaaladda Baydhabo oo Maalmihii u danbeeyay aad u kacsanayd.

Image may contain: 1 person, beard

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker