Wax badanbaa fashilay

Wax badanbaa fashilay

Keene iyo kordhiye

Keen. Waar yaa kordhiye saaxiib ma arkaysay jawaabihii

Reer boorama ee imaatinka farmaajo

Bal ii waran maxay kula tahay

Kordhiye.saaxiib wax badanbaa fashilay iyadoo awal horaba

La tuhunsanaa manta way is cadeeyeen inay yihiin s/weyn

Waxa kasii dara sida ka niyadda ee ay qalbiga uga farxeen

Markaa iyaga iyo muusaba la xisaabtan ayaa ku haboon.

 

Guuleed liibaan  snm 1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker