Somaliland: Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo War Cusub soo saaray

 

Hargeysa (OWN)- Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey wakhtiga la bilaabayo qaybinta Kaadhka codbixinta doorashada iyo gobollada ugu horreeya ee laga bilaabayo.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdirashiid Riyo-raac Oo manta Hadley, ayaa Sheegay in 11ka bishan Maarso qaybinta Kaadhadhku ka bilaabmi doonto gobollada Saaxil, Sool iyo Sanaag.

Haddaba, Guddoomiye Riyo-raac oo sharraxaya sida hawshu u bilaabmayso, Farriimona u kale diraya qaybaha Bulshada, Ciidammada Ammaanka iyo Hawlwadeennada doorashada, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker