Daawo: Somalida Kenya oo Wali La Anfariirsan Natiijadii Tirakoobka ee Laga Qaaday Shacbiga Dalkaasi
Daawo: Somalida Kenya oo Wali La Anfariirsan Natiijadii Tirakoobka ee Laga Qaaday Shacbiga Dalkaasi, Somalida Kenyaanka ah ee Degan Gobolka Waqooyi Bari ee Dalkaasi Loona Yaqaano NFD Ayaa wali la jaahwareersan Natiijada Mad madawgu Hadheeyay ee kasoo Baxday Tirakoobkii laga Qaaday Shacbiga Dalkaasi, Taasoo Ay Soomaalidu Saluug wayn ka Muujiyeen Wadarta lagu sheegay Gobolkooda Gaar ahaanna Magaalooyinka Waawayn ee Gaarisa , Wajeer, iyo Mandheera,
https://youtu.be/eZ-w7PmpgIw