Madaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Hargeysa Ku Marti-Qaado Farmaajo, Gaas, Cabdi Iley Iyo Geelle, Si Isbeddellada Mandaqadda Loogu Midoobo

Hargeysa(OWN) Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo loogu yeedho ‘Madaxweynaha Mustaqbalka’ isla-markaana ah Siyaasi reer Somaliland ah oo had iyo jeer ka hadla Arrimaha Dalka iyo Mandaqadda ku soo kordha, ayaa Shir-jaraa’id oo uu Shalay ku qabtay Magaalada Hargeysa wuxuu kaga hadlay Xallinta Shaqaaqadii labada Beelood ee Walaalaha ah ku dhex martay Ceel Af-weyn, waxaanu soo dhaweeyay heshiiska Nabadeed ee labadaa Beelood la kala dhex dhigay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker