HEERKEE AYAY TAAGAN TAHAY WAXBARASHADA SOMALILAND? Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Todobaadkan iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program, Minneapolis, Minnesota, USA, waxa lagu faaqiday heerka waxbarashada Somaliland taagan tahay; xaalada macalimiinta, tayada waxbarashada iyo guud ahaan dhibaatooyinka jira gaar ahaan iskuulada dowliga ah “public schools”. Waxa barnaamijka marti u ah Prof. Ibraahim Aaye oo ah la-taliyaha Wasaarada Waxbarashada iyo Abdi H. Farah oo ah Guddoomiyaha gudida Burco Academy School.

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker