Nin La Sugayow Adna Yaad Sugi :

Nin Soomaali ah oo magaalada München degan hooy la’aan amaba darbi jiifna iska ahaa, ayaa wuxuu maalintii Talaadada eheed tagay Saldhig boliis oo magaaladaasi ku yaalla.
Wuxuu boliiska waydiiyay inay doon doonayeen iyo inkale.
Boliiskii baaritaan ayay sameeyeen, waxayna ogaadeen inayba ninka raadinayeen oo bishii 4aad ee sanadkaan uu dad dhaawacay.
Sidoo kale baaritaan ama fatishaad ayay isla markaasina ku sameeyeen, waxayna ka heleen telfoon la xaday bishii lixaad oo la waysanaa illaa iyo hadda.
Ninkaasi hadda dacwo cusub xataa way ku furantay.
Waa cajiib. Alloow Alle.
– AK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker