Muuse Wuxuu Yidhi C/Weli la hadli maayo, hadana Odayo ayuu Garawe u direy

Siilaanyo Somaliland wuu qufuley, Muusana wuu handaraabay, oo waakaa
Butland & Daarood ayaan dhirbaaxayaa, imikana Cabdi Weli dayo igala soo
hadla u dira, oo lagu soo yidhi ka baxa Wadankayaga, Muuse Faysal Cali
Waraabe oo ah afhayeenka Jeegaanta, kol waxa looga sheegaa inuu ku anda-
coodo Somaliya waxa iiga dhaw EHTOPIA, oo walaaladey ah, imikana wuxuu
yidi isagoo meehanaamaya Dalka biljimka & shirka Bursles Somaliya waa
kuwa caruurtena Yemen ka soo kaxeeya, ee waakaa Muuse ninkuu dirtey
ee afhayeenkooda Faysal uu ku andacoodey Somaliland & waxba ahayn ayey
ku andacoodeen Hebel baad isku sawirtey.
Ceebta Muuse Handaraab, Garawe Odayo ayuu u dirtey, odayadiina albaabka
ayaa laga furi waayey, Muuse Handraab si C/Weli uula hadlo Faysal Teneg ayuu
u dirtey Shirkii Biljamka, Faysalna ceebtiisii waata isagoo meeraysanaya uu
Daahir Calasaw dariiqyda Huteelka Shirku ka socdo ay wada meeraysanaya.
Sidaas Darteed,Siilaanyo & Muuse Handaraab Somaliland wuu qufuley wey
xidheen, waanay baabi,iyeen oo waa kuwaa Odayo ii soo barya butland, waak-
aa Faysal Teneg Shirkii Biljamka hor meeraysanaya, ee uu Muuse Dirtey.
Muuse waakaa Ina Buubaa oo waa Cadawga Waa Somaliya, waa Faqash uu
maanta Buubaayo ii kaalay, ila tali oo uu runta u sheegay Muusaw sidaas
samee.
Alla maxaa ku dhacayey, Jeegaantii Siilaanyo Xaraashe & Muuse Handaraab
waataa ay Faysal oo ay u dirteen, ee meehanaamaya Huteeladii Biljamka ee
Farmaajo & uu Daba cararya.
Faysal Teneg, wuxuu ku andacoodey Qofkii Somaliya Taga, waan toogan lahaa
C/Malik waan toogan lahaa, Naciima qorane waan toogan lahaa, Carabkana
waa jari lahaa,, Maantana wuxuu ku andacoodey Somaliya Caruurteyda ayaa
iigu dhashay, Saaxiib ayaan u ahay, oo Saaxiibo badan ayaan ku leeyahay
Somaliya,
Shicibka /Land ee Qaranka & Ictiraaf doon & Sacad Cali Shire Ma khajile, Siilaanyo, & Muuse & Faysal cali waraabe, hala weysdiiyo, Qaranka & tan
maanta taagan, Shicibku hays weydiiyaan, Jeegaanta, & S/Land ?.
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker