Ururadii oo saaka looga yeedhay xarunta golaha guurtida.

Qaar ka mid ah masuuliyiinta ururada ayaa saaka looga yeedhay xarunta golaha guurtida Somaliland, hadda waxa ka soo xaadiray xarunta masuuliyiinta afar urur, balse waxa la sugayaa xubnihii kale.

Guddida joogtada ah ee golaha guurtida oo shaqeeya inta uu goluhu fasax ku jiro ayaa u yeedhay masuuliyiintani.

Golaha Guurtida ayaa loo soo gudbiyay xeerka isa saarka doorashooyinka, kaasi oo ka soo gudbay golaha wakiillada, waxaana la filayaa inay dhawaan ka hawlgalaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker