Ciyaaraha gobollada Somaliland iyo maalin kale oo xiiso badan Labada gobol Ee Awdal VS Maroodi-jeex

Waxa la ciyaaraya maanta ciyaartii labaad ee wareega sideed dhamaad ka halka shalay ay ciyaar xiiso badani ku dhex Martay
Labada Gobol Ee Hawd iyo Badhan ciyaarta oo la isku mari wayay waxay ku dhamaatay hal gool iyo hal gool waxana
La isla gaadhay gool kulaad ay guushu ku raacday gobolka Hawd oo u soo baxay wareega Semi-Finalka .
Ciyaarta shalay sidi loo kala laatay gool kulaad iyo Cidi dhalisay cidi laga qabay waxad ka eegi karta Halkan
https://somaliscore.com/match/hawd-badhan-2020-11-08/

Ciyaarta maanta Ee labada Gobol Ee Awdal iyo Maroodijeex oo Saacado kooban ka hadhsan yihin waxad kala socon karta dhanka
Livescore Halkan https://somaliscore.com/match/awdal-maroodi-jeex-2020-11-09/

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker