Ganacsade Maxamed Jabuutaawi Oo Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Ayaa Soo iibsadey Dabdamis Casriga Ah Ee Ka Hortaga Masiibada Dabka

Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Ayaa ka mid ah ganacsatada gobolka Sool oo Soo iibsadey Gaadiidkan Casriga Ah Ee Ka Hortaga Masiibada Dabka, isaga Oo Ka Taxadiraya Khatarta Dabka Ee Goobihiisa Ganacsi.

Ganacsade Jabuutaawi Ayaa Ka Mid Ah Ganacsatada Ugu Waaweyn Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool.

Tallaabadan Uu Qaadey Ganacsaduhu Ayaa Ku Soo Beegmaysa Xilli Dhawaan Uu Dhammaan Shuf Beelay Suuqii Waaheen Ee Caasimada Hargeisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker