Tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland oo meel xasasi ah maraya iyo ciyaaraha maanta dhacaya
Maanta Waxa la ciyaarayaa laba ciyaarood oo ka kala tirsan labada guruub ee A iyo B waxana kala ciyaaraya afarta gobol ee kala ah
Maroodijeex Vs Saraar kana wada tirsan gurubka A waxana kula jira Gobolka Hawd iyo Buhoodle
Halka ciyaarta labaad na la ciyaaraya galabta gurubka Bย Xaysimo VS Daadmadheedh
Waxad ciyaarahan kala soconta karta dhanka Live scoreย , https://somaliscore.com/
Maroodi-jeex vs Saraar