Muqdisho Oo Markii Ugu Horeysay Yeelanaysa Laba Dekadood Iyo Laba Airport
Muqdisho(OWN) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finish Ayaa Markii Ugu Horeysay Shaaca Ka Qaaday In Ay Magaalada Muqdisho Yeelanyso Isla Markaana Ay Hirgelinayaan Dhismaha Airport Iyo Dekad Casri Ah Oo Ay Yeelato Muqdisho,
Hore waxay magaalada muqdisho u lahayd dekad iyo airport ugu weyn somaliya hadii hadalka gudoomiyaha gobolka banaadir hirgalno waxay noqon doontaa in ay xamar yeelato laba dekadood iyo laba airport
Halkan Hoose Ka Daawo