Lamaane U Dhashay Dalka Hindiya Oo isku Guursaday Gunta Hoose Ee Badda

Lamaane u dhashay dalka Hindiya ayaa isku guursaday gunta hoose ee badda dhacda Chennai ee koonfurta dalka Hindiya.

V Chinnadurai iyo S Sweth oo ku labisan dharka hiddaha iyo dhaqanka ayaa la arkayay iyagoo is weedarsanayo ubax xilli ay ku sugnaayeen gunta hoose ee badda.

Mr Chinnadurai wuxuu kamid yahay kooxaha quusayaasha badda balse xaaskiisa Ms Swetha wuxuu bilooyin u tababaray howshan ka hor arooskooda.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker