Derek Chauvin Oo Ahaa Ninkii Dilay Floyd Oo Xabsiga Laga Sii Daayey
Maamulka xabsiga weyn ee Oak Park Heights ee gobolka Minnesota ayaa Arbacadii xaqiijiyey in Derek Chauvin aanuย haatan ku jirin xabsiga. Dukumiintiyada maxkamadda ayaa sheegaya in lagu sii daayay damaanad dhan 1 milyan oo doolar, oo u dhiganta in ka badan 9 milyan oo karoon.